War ku saabsan Deeq Waxbarasho iyo Gunooyin ah Parent Aware:
Gargaar lagaa siiyo bixinta kharashka sii-haynta ilmaha ayaa laga heli karaa beel kasta oo barnaamijka Parent Aware ee tijaabada ahi ka jiro. Waxa kale oo laga yaabaa in qoysaska dakhligoodu hooseeyo ee leh caruur da’doodu tahay 3-4
sannadood ay u banaan tahay.
Saint Paul (612) 348.8983
Waqooyiga Minneapolis (952) 472-2436
Wayzata School District (555)555-5555
Degmooyinka Blue Earth ama Nicolett (555)555-5555
BAADH barnaamijyo aqbala gunooyin iyo deeq waxbarasho.